Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka bari ee Elche

(Barcelona) 16 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka Elche kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay sii joogteyso bandhigeeda fiican ee xilli ciyaareedkan ay ka sameyneyso horyaalka La Liga, marka ay bari soo dhaweyso naadiga Elche.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka bari ay soo dhaweyn doonaan naadiga Elche:-

Image

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/eqonbx1
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments