Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Wolves) 17 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa doonaysa inay dib ugu soo laabato hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay maanta oo Sabti ah u safreyso garoonka Molineux, halkaasoo ay kula soo ciyaareyso Naadiga Wolverhampton Wanderers.

Citizens ayaa 2-1 guul soo laabasho ah kaga soo gaartay Borussia Dortmund tartanka Champions League kulankoodii ugu dambeeyey, halka kooxda martida loo yahay ay kulankeedii ugu dambeeyey 3 bishan September ay 1-0 ku soo garaaceen Southampton.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Wolves XI: Moutinho, Castro, Jose Sa, Guedes, Neves, Podence, Kilman, Pedro Neto, R. Aït Nouri, Matheus Nunes, N. Collins

Subs: Semedo, M. Šarkić, Hwang Hee-Chan, Connor Ronan, Toti Gomes, B. Traoré, Campbell, Hugo Bueno, Y. Mosquera

Man City XI: De Bruyne, Cancelo, Stones, Ederson, Grealish, Ruben Dias, Bernardo, Akanji, Rodri, Haaland, Foden

Subs: Carson, Walker, Gundogan, S. Ortega Moreno, Mahrez, Ake, Sergio Gómez, C. Palmer, J. Álvarez.

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/9mZ1COV
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments