
Wasaaradda ayaa sheegtay in arday kasta loo qiimeyn doono heerka uu cashirada ka marayey markii ay wasaaradda Waxbarashada ku dhawaaqday in la hakiyey waxbarashada oo ku beegneyd 19 Bishii hore.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay in ardayda ay u fadhiisan doonaan imtixaanka dugsiyada sare, iyadana ay soo gudbin doonto waqtiga iyo qaabka uu noqon doono imtixaanka.
Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada

source https://www.caasimada.net/wasaaradda-waxbarashada-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-goaan-xasaasi-ah/
0 Comments