(Milan) 01 Sebt 2022. Sanduuqa Maalgashiga Mareykanka ee RedBird ayaa si rasmi ah ula wareegay kooxda AC Milan ee Waddanka Talyaaniga.
Waxa ay ku iibsadeen 1.2 Bilyan oo Euro oo u dhiganta 1.3 Bilyan oo dollar, iyadoo kala wareegtay isla shirkadda kale ee Mareykanka ah ee la yiraahdo US group Elliott Management.
Wixii haatan ka dambeeya waxaa Maamulka AC Milan oo idil loo daba fariisanayaa RedBird, waxaana ay dhaxli doonaan koox ku guuleysatay 19 horyaal oo Seri A ah, 7 Champions Leagues ama European Cup, 7 Supercoppa Italiana, 5 Coppa Italia, 5 European Super Cup, 3 Intercontinental Cup, 2 European Cup Winners’ Cup iyo 1 Koobka Kooxaha Adduunka ah (FIFA Club World Cup).
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/gTxVPjf
via IFTTT
0 Comments