Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Southampton ee Premier League oo la shaaciyey… (Haaland & Foden oo…)

(Manchester) 08 Okt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Southampton ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester City ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Southampton kulan ay doonayaan inay hoggaanka lasii wareegaan kana sarre maraan Arsenal oo berri ciyaaraysa hal dhibicna kaga haysa.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI: De Bruyne, Mahrez, Cancelo, Ake, Ederson, Ruben Dias, Bernardo, Akanji, Rodri, Haaland, Foden.

Keydka Man City: Gundogan, Stefan Ortega, Laporte, Grealish, Sergio Gómez, Cole Palmer, Julián Álvarez, J. Wilson-Esbrand, R. Lewis.

Image

Southampton XI: Armstrong, Ward-Prowse, Adam Armstrong, Perraud, Joe Aribo, Adams, Walker-Peters, I. Diallo, Mohammed Salisu, Gavin Bazunu, Bella-Kotchap.

Keydka Southampton: Walcott, McCarthy, Mohamed Elyounoussi, Caleta-Car, Maitland-Niles, Lyanco, Djenepo, Sékou Mara, Juan Larios.

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/7mxG23Y
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments