(Barcelona) 06 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda koowaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23, kaasoo ay haeen dambe ay kula ciyaari doonaan kooxda Viktoria Plzen.
Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay sida ugu fiican ku bilaabato habeen dambe tartanka UEFA Champions League fasal ciyaareedkiisa 2022-23, marka ay garoonkooda Camp Nou ku soo dhoweynayaan Viktoria Plzen.
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ay soo dhaweyn doonaan naadiga Viktoria Plzen:-
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/OylW2aQ
via IFTTT
0 Comments