Shaxda rasmiga ah kulanka Dinamo Zagreb & Chelsea oo la shaaciyey… (Miyuu ku billowday Aubameyang?)

(Zagreb) 06 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Dinamo Zagreb iyo Chelsea tartanka Champions League.

Blues ayaa kulankeeda ugu horreeya heerka guruubyada Champions League waxa ay booqanaysaa Dinamo Zagreb, waxaana tababare Tuchel uu safkiisa hore ku soo billaabay saxiixa cusub ee Aubameyang.

Sidoo kale waxaa safka hore ee Chelsea ku billowday Havertz.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ah ee Dinamo Zagreb vs Chelsea oo dhammaystiran:-

Safka hore ee Dinamo Zagreb: A. Ademi, M. Oršić, S. Ristovski, D. Livaković, J. Mišić, D. Perić, Petkovic, S. Moharrami, L. Ivanušec, R. Ljubičić, J. Šutalo.

Keydka Dinamo: Catherine, Drmic, D. Zagorac, M. Emreli, I. Nevistić, P. Bočkaj, R. Lauritsen, D. Špikić, A. Marin, M. Bulat, D. Štefulj, M. Baturina.

Safka hore ee Chelsea: Azpilicueta, Aubameyang, Koulibaly, Kovacic, Sterling, Kepa, Mount, Chilwell, Havertz, Reece James, W. Fofana.

Keydka Chelsea: Jorginho, M. Bettinelli, E. Mendy, Ziyech, Loftus-Cheek, Cucurella, T. Chalobah, Zakaria, Pulisic, C. Gallagher, A. Broja, C. Chukwuemeka.

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/uSA3QvX
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments