Chelsea, Man City, Real Madrid, Milan, Juve, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Tartanka UEFA Champions League

(Yurub) 06 Sebt 2022. Kulamada ugu horreeya heerka guruubyada Champions League xilli ciyaareedkan ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo kooxo waa weyn oo ka socda horyaallada kala duwan ee Yurub ay dheeli doonaan.

Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona caawa waxaa ka mid ah Chelsea, Manchester City, Real Madrid, Borussia Dortmund, AC Milan &  PSG vs Juventus oo wada ciyaari doona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League:-

Group E

07:45 Fiidnimo Dinamo Zagreb vs Chelsea

10:00 Habeennimo FC Salzburg vs AC Milan

Group F

10:00 Habeennimo Celtic vs Real Madrid

10:00 Habeennimo RB Leipzig vs Shakhtar Donetsk

Group G

07:45 Fiidnimo Borussia Dortmund vs FC Copenhagen

10:00 Habeennimo Sevilla vs Manchester City

Group H

10:00 Habeennimo Benfica vs Maccabi Haifa

10:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Juventus

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/sya2gRI
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments