(Manchester) 31 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Nottingham Fores ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa indhaha ku haysa inay gaarto guusheedii labaad oo xiriir ah horyaalka Premier League, marka ay caawa garoonkooda Etihad ku soo dhoweynayaan Nottingham Forest.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Man City XI: Walker, Gundogan, Cancelo, Stones, Ederson, Ruben Dias, Bernardo, Rodri, Haaland, Foden, J. Álvarez.
Subs: De Bruyne, S. Ortega Moreno, Mahrez, Claudio Gomes, Sergio Gómez, C. Palmer, B. Knight, J. Wilson-Esbrand, R. Lewis.
Nottingham Forest XI: Kouyate, Freuler, Dean Henderson, S. McKenna, Joe Worrall, Gibbs-White, R. Yates, Lodi, L. O’Brien, Neco Williams, B. Johnson.
Subs: Hennessey, Colback, Steve Cook, Lingard, H. Toffolo, T. Awoniyi, Sam Surridge, Bonaventure, G. Biancone.
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/RJGshP2
via IFTTT
0 Comments