(London) 03 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda kubadda cagta Chelsea oo ku jirta kaalinta 10-aad ee kala sarreynta horyaalka Premier League haatan ayaa soo dhoweynaysa naadiga West Ham United kulanka loo garan ogyahay London Derby.
Naadiga lagu naynaaso Hammers oo fadhisa kaalinta 14-aad ee kala horreynta horyaalka Premier League ayaa safar ku aadaysa galabta garoonka Stamford Bridge, waxaana haddii ay guul gaaraan ay uga dhigan tahay inay dhibcaha kala sinmi doonaan Chelsea.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Chelsea XI: Mendy, Fofana, Thiago Silva, Koulibaly, James, Loftus-Cheek, Gallagher, Kovacic, Cucurella, Sterling, Pulisic
Subs: Kepa, Azpilicueta, Chilwell, Chalobah, Jorginho, Mount, Ziyech, Broja, Havertz .
West Ham: Fabianski, Coufal, Zouma, Kehrer, Emerson, Rice, Soucek, Paqueta, Bowen, Fornals, Antonio.
Subs: Areola, Randolph, Lanzini, Downes, Cornet, Ogbonna, Benrahma, Coventry.
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/CWyNG1g
via IFTTT
0 Comments