(Yurub) 07 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaari doonaan.
Inter Milan ayaa soo dhoweynaysa naadiga reer Jarmal ee Bayern Munich, halka Liverpool ay u safreyso Napoli.
Kulammada kale ee caawa la ciyaari doono waxaa ku jira midka ay Barcelona garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynayso Viktoria Plzen.
Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League:-
Group A
07:45 Habeennimo Ajax vs Rangers
10:00 Habeennimo Napoli vs Liverpool
Group B
10:00 Habeennimo Atletico Madrid vs FC Porto
10:00 Habeennimo Club Brugge vs Bayer Leverkusen
Group C
10:00 Habeennimo Barcelona vs Viktoria Plzen
10:00 Habeennimo Inter vs Bayern Munich
Group D
07:45 Habeennimo Eintracht Frankfurt vs Sporting CP
10:00 Habeennimo Tottenham Hotspur vs Marseille
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/Ppm3Kc6
via IFTTT
0 Comments