(Madrid) 17 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulan adag Madrid Derby ay habeen dambe ku booqan doonaan Atletico Madrid garoonka Metropolitano, kaasoo qeyb ah kulammada toddobaadkan ee horyaalka La Liga.
Liiskan lagu dhawaaqay ee magacayada xiddigaha kooxda Real Madrid ugu qeyb galaya kulanka Atletico Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya Eden Hazard, VinĂcius JĂºnior iyo Rodrygo.
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ee Atletico Madrid:
Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/9T2ek6V
via IFTTT
0 Comments