(Barcelona) 28 Agoosto 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi HernĂ¡ndez ayaa shaaciyay liiska 24-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka caawa ay la ciyaari doonaan Valladolid ee horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Liiska xiddigaha uu magacaabay Xavi HernĂ¡ndez kulanka caawa ay soo dhoweyn doonaan naadiga Valladolid waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Robert Lewandowski, Pierre-Emerick Aubameyang iyo Memphis Depay.
Kounde oo mardhow la diiwaan geliyey ayaa liiskan ka soo muuqday, halka Dest uu ka maqan yahay.
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha koo

Gool FM.
from Gool FM https://ift.tt/20VyamP
via IFTTT
0 Comments