Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Southampton) 27 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester United ayaa doonaysa inay guusheedii labaad oo xiriir ah gaarto horyaalka Premier League, kaddib markii kulankii dhowaa ay ka soo adkaadeen Liverpool, marka ay maanta booqanayaan naadiga Southampton.

Red Devils ayaa guul 2-1 ah ka gaartay kooxda ay xifaaltamaan ee Reds Isniintii, iyagoo ka soo dhaqaaqay kaalinta 19-aad isla markaana soo gaartay booska 14-aad ee kala sarreynta horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Southampton XI: Bazunu, Walker-Peters, Bella-Kotchap, Salisu, Djenepo, Ward-Prowse, Lavia, Aribo, Elyounoussi, A.Armstrong, Adams.

Subs: McCarthy, Lyanco, Romeu, Perraud, Armstrong, Mara, Diallo, Bednarek, Valery.

Man Utd XI: De Gea, Dalot, Varane, Martinez, Malacia, McTominay, Eriksen, Sancho, Fernandes, Elanga, Rashford.

Subs: Heaton, Maguire, Ronaldo, Fred, Casemiro, Shaw, Wan-Bissaka, Van de Beek, Garnacho.

Gool FM.



from Gool FM https://ift.tt/Ews3ID5
via IFTTT

Post a Comment

0 Comments