DEG DEG: Rooble oo magacaabay Golaha Wasiirada (Aqriso liiska magacyada)

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor-dhow ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.

Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno cusub, halka qaar ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre dib loo soo celiyey.

Hoos ka aqriso liiska wasiirada

The post DEG DEG: Rooble oo magacaabay Golaha Wasiirada (Aqriso liiska magacyada) first appeared on Caasimada Online.



source https://www.caasimada.net/deg-deg-rooble-oo-magacaabay-golaha-wasiirada-aqriso-liiska-magacyada/

Post a Comment

0 Comments