Oslo (Caasimada Online) – Dowladda Norway ayaa sharci cusub oo ay soo saartay bilowgii sanadkaan dhamaanaya ayaa si rasmi ah u dhaqan galay, kaasoo dhigaya in baasaboorka Norge-ha ay qaadan karaan dhammaan dadka kasoo jeeda waddamada ku bohoobay Midowga Yurub iyo dadka kale ee magangelyada kusoo galay dalkaasi, iyadoo wax badan laga badalay nidaamkii horay loogu mari jiray.
source https://www.caasimada.net/daawo-norway-oo-sahashay-qaadashada-passport-ka-weyn-iyo-warbixin-muhiima/
0 Comments